Waa Gaadhi iiba. Magaalada: Hargeysa. Nooca: Toyota Model/Year: 2009. Km: 90000. Qiimaha: $3,700. Transmission: Geer/Marsho. streenin: Midig Petrol. wixii intaa dheer kala soo xidhiidh Whatsapp/Mobile +642102907071. Adeega Suuqa online Waxaad ka helaysaa Guryaha/Dhulka/Gawaadhida iyo waliba alaabaha kale cusayb/celiska ka ah. Guryaha/Dhulka waxaad ka helaysaa Xaaafada/qabalayaasha magaalada (Jigjiga oo kali ah xiligan) ka kooban tahay oo dhan. sidoo kale wixii kale iib gala meeshaad doonto Joog adigaa ayaa iib gayn karaya adigoo gurigaaga jooga. samayso Akoon bilaash ah. kadibna iib gee wixii aad iibinayso. Hadii aad tahay shirkad wax soo saar leh ama ganacsi? si bilaash ah ugu soo bandhig ganacsigaa website/App ka Suuqa online. Sidoo kale hadii aad tahay Adeeg bixiye ama farsamo yaqaan Qaybta adeeg bixinta ayaad Adeegaaga ama Farsamadaada ku soo bandhigi kartaa si si adeegaagu dadka ugaadho ama u arkaan. Follow Page suuqa online si aad ula socota waxyaabaha aan iibinayno taabo halkan hoose https://www.facebook.com/Suuqaonline?mibextid=LQQJ4d Email:warbixin@suuqaonline.com Website: www.suuqaonline.com lasoo dag app ka suuqaonline https://play.google.com/store/apps/details?id=com.suuqaonline.suuqaonline
Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.
Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.