Sawiro kale hada mahayno

    Koffee

  • Qiimaha: Doolar (Shilin)
  • Magaalada: Muqdiso

Hadii ad horay ucabi jirtay koffey laga kenay wadan kale manta waxan idin kenayo coffee casri ah ad usameysan kartid nuucad rabtid sida madaw gaduud Ama si noormal ah macamiil hadda kadalbo mataan coffee oo kutalo bakaaraha wixii faafahin ah kala soon xirir 0617539324 ama whats app 0617539324


IIBIYAHA:

Maxamad1


Su'aalo/Jawaabo(0)





Noqo/Go Back

Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.

Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.

share
views
clicks