Suuqa Online waa bilaash inaad akoon ka samaysato
fadlan ha isticmaalin akoon ka bangigaaga. hada adigu samayso fure sireed,magac gaaban, iyo email fariimuhu kuugu soo dhici karaan.
Magacaagu wuxuu noqon karaa naanaystaada ama magacaaga oo kali ah sida axmad,cali,anisa ama axmad1,cali2020,anisa-2022. Magaca aabaha looma baahna
sirtaadu waxay noqon kartaa xarfo iyo lambaro/numbers iyo calaamado -_&@ la isku daro sida axmad1234 ama axmad-12345 tusaale ahaan