Asc dhaman walalehena qaliga waxa idin kenay bugagtii sandlaha bilaha malinlaha ee ahaa plan 2024 qorshahaaga si aadna ugu milmin baraha bulshada aad noqoto ardey nolosha qorshe iyo hadaf yol kaleh waxan dhaman ubisharenaa kuwa denen jiray inaan mel dher u adan ama uku fikir jiray si ay uhelan mel ey qorshahoda ku note dhigtan dhaman wllaha cid walbo daneneso waxad ka heli karta xili walbo
Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.
Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.