🅰️𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 -)) 🅱️ 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 = jiif 3shey dibada jodari la,aan celis cuseeb ah 🆕𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $160 🅱️ 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 =miis tv la saarto celis cusub 🆕𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚: $70 ☎️ 𝗡𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗰-》》0612375496
Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.
Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.