Waa Dhul iiba. Magaalada: Jigjiga. Xaafada/Qabalaha: 16aad. Qiimaha: 950,000 (950 kun oo Birr, $8000 Dollar qiyaasta sarifka) Cabirka: 370 kaare. Faahfaahin: dhulkan wuxuu ku yaalaa Qabalaha 16aad. qiimuhu waa 950 kun oo Birr, ama $8000 oo Dollar. Masajidka Manaariyaha ayuu umuuqdaa. wixii intaa dheer kala soo xidhiidh. Whatsapp/Mobile +642102907071.
Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada Dhulka iyo Xaqiijinta lahaansho toona ee aad iibsanayso. Fadlan hubso Dhulka aad iibsanayso. Wixii ka khaldama dhulka aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha dhulka.
Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.