Waa Dhul iiba. Magaalada: Jigjiga. Xaafada/Qabalaha: 17aad. Qiimaha: 850,000 (850 kun oo Birr, $7200 Dollora qiyaasta sarifka) Cabirka: 400 oo kaare. Faahfaahin: dhulkan waa dhul ku yaalaa Magaalada Jigjiga Gaar ahaan Qabalaha 17aad.Dhagaxa wayn agtiisa, waa dhul deegaan ah laakiin teel teel weeye guryuhu. wixii intaa dheer kala soo xidhiidh. Whatsapp/Mobile +642102907071.
Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada Dhulka iyo Xaqiijinta lahaansho toona ee aad iibsanayso. Fadlan hubso Dhulka aad iibsanayso. Wixii ka khaldama dhulka aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha dhulka.
Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.