• Qiimaha: 18000000 Birr
  • Cabirka dhulka: 500
  • Wadanka:
  • Magaalada: Jigjiga

Waa Guri/Dhul iiba. Magaalada: Jigjiga. Xaafada/Qabalaha: 15aad. Qiimaha: ?? Qolal: 5. Suuli: 2 Bakhaaro laamiga saaran. Cabirka: 500 oo kaare. Waa dhul ku yaala Qabalaha 15aad Laamiga jidka 30 iyo ka Saylada meesha ay iska gooyaan. waa goob haysata labada jidba oo ku haboon ganacsi sida Hotel,Xafiis ama Dukaan. waxaan la ogolayn inaad guriga ku garaacdo/utagto cida dagang. adigoon idan ka haysay Suuqa online. waa laguu ogolyahay inaad korka ka fiiriso gurigian hadii aad garanayso meesha uu ku yaalo. sidoo kale waxaan la ogolayn dadka kiroolayaasha ah inaad kala hadasho iibka gurigan, maxaa yeelay waxba kama oga shaqadoodana ma aha. Please Jidka saxda ah soo mar oo la soo xidhiidh cida iibinaysa gurigan.Mahadsanid xidhiidh talefanka hoose. Whatsapp/Mobile +642102907071. 0911950453






Noqo/Go Back

Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada Dhulka iyo Xaqiijinta lahaansho toona ee aad iibsanayso. Fadlan hubso Dhulka aad iibsanayso. Wixii ka khaldama dhulka aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha dhulka.

Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.

share
views
clicks