Waa Dhul iiba. Magaalada: Jigjiga. Xaafada/Qabalaha: 10aad/Jaamacada. Qiimaha: 2,000,000 oo Birr ($16,000 Dollars Qiyaasta sarifka.) Cabirka: 450 oo kaare. Faahfaahin: waa dhul ku yaalaa Magaalada Jigjiga Qabalaha 10aad/Jaamacada. Wuxuu u dhow yahay Jidka 30 ka. cabirku waa 450 oo kaare. wixii intaa dheer kala xidhiidh. Whatsapp/Mobile +642102907071. 091 195 0453
Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada Dhulka iyo Xaqiijinta lahaansho toona ee aad iibsanayso. Fadlan hubso Dhulka aad iibsanayso. Wixii ka khaldama dhulka aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha dhulka.
Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.