Warning: Undefined array key "logged_in" in /home/kiwiwebc/public_html/suuqaonline/services/header.php on line 120
Sawiro kale hada mahayno

    Xayaysii

  • Qiimaha: $ Heshiis

    Heshiish

  • Magaalada: Godey

Ku soo dhawaw xayaysiinta ismaal! Haddaad dheeman hayso oo aan lagu ogayn, yaa kuu imaanaya? Mase ogtahay in uu ganacsigaagu noqon karo mid uu qof walba ku hadaaqo 24 saac gudohood? Waxaan diyaar u nahay in aan boodhka kaa jafno, oo an war kaaga gaadhsiinno guri walba, mid kuu dhaw iyo mid kaa fogba. Waliba ismaal waxay kuu haysaa farsamooyin ganacsi oo aad cid walba kaga badin karto. Fadlan haddaad diyaar tahay nagala soo xidhiidh Telegram-kan https://t.me/ismaal_ads. Marka aad soo gasho, waxaa kuu soo bixi doona cod faah faahinaya waxa aan kuu qaban doonno ee si fiican u dhagayso, kadib toos noola soo xidhiidh. Mahadsanid ismaal ads

Dalbo adeeg
Adeeg bixiyaha:

Ismaal


Talefanka Gacanta: +251900007437

Su'aalo/Jawaabo(0)


Waydii?

Noqo/Go Back

Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.

Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.


Warning: require(siteVisitorCounter.php): Failed to open stream: No such file or directory in /home/kiwiwebc/public_html/suuqaonline/footer.html on line 98

Fatal error: Uncaught Error: Failed opening required 'siteVisitorCounter.php' (include_path='.:/opt/alt/php80/usr/share/pear:/opt/alt/php80/usr/share/php:/usr/share/pear:/usr/share/php') in /home/kiwiwebc/public_html/suuqaonline/footer.html:98 Stack trace: #0 /home/kiwiwebc/public_html/suuqaonline/services/details.php(162): include() #1 {main} thrown in /home/kiwiwebc/public_html/suuqaonline/footer.html on line 98